Wakiilo Somaliland u joogay Wadamo kuyaala Yurub iyo Carabta oo xilka laga qaaday

Wareegto kasoo baxday Madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa xilalka looga qaaday qaar kamid ah Wakiilo maamulkaasi u joogay Wadamo kuyaala Carabta iyo Yurub. Wakiilada Madaxweynaha Somaliland xilka ka qaaday ayaa ahaa kuwii u joogay Midowga Yurub, Boqortooyada Ingiriiska, Norwey, Sacuudi Carabiya iyo sidoo kale dalka Yemen, waxaana wakiiladan xilka laga qaaday lagu bedelay kuwa … Continue reading Wakiilo Somaliland u joogay Wadamo kuyaala Yurub iyo Carabta oo xilka laga qaaday